 |
|
 |
 |
Computer ka oo fudeeyd
noqdo
|
 |
As-salamu 3alaykum wara7matul-LLAAH wabarakaatuh walaal waxaan
qaadan doonnaa insha ALLAAH sida uu computer keena u fududaan lahaa
hadii uu ahaa Windows XP
Badanaa waxaanu aragnaa in Windows XP
uu ka buuxo Graphics oo uu markaas
ka dhigaayo culeys mar marka qaarkoodna uu san ku siinba wax jawaab
ha adigoo program furay ama meel aad click gareysay uu shib uu kaa
dhoho
Walaal waxaanu sameyneynaa inaan ka saarno graphics
oo dhan si uu u fududaado samee sidan insha ALLAAH
Marka hore Desktop imow oo waxaad
Mouse ka dusha ka saartaa My computer ka
dib waxaad click gareysaa dhinaca midig
ka dib ka dooro Properties ee meesha
ugu hooseysa ah eeg sawirka hoos

Hadda waxaa kuu soo baxayaa System Properties
waxaad ka doorataa Advanced ka eeg kor
dhinaca midig marka aad dooraro Advanced
waxaad ka sii doorataa Settings eeg sawirka
hoos
Intaas ka dib waxaa kuu soo baxaayo Performance
option waxaad click sii saa Adjust for
best performance wuxuu sameynayaa dhamaan godadka hoos ayuu
tick ka wada qaadayaa ka dib OK taabo
eeg sawirka hoos
Waxaad arkeysaa windows ka oo dhan inuu is badalo oo uu noqdo sida
windows 2000 oo kale wixii graphics oo dhan ayaan ka saarnay hada
Fast ayuu noqonayaa insha ALLAAH sababtoo ah sawirada inta ay shidmayaan
ama ay soo furmayaan ayaa culeyska keenayo
Haddii aad dhamaan tick siiso Effect badan ayuu gelinayaa qoraaladooda
Iconada Desktop yaalaan dhan waa uu ka qaadayaa gadaal buluuga yaalay
oo qurux ayuu ka dhigayaa hoos hoos ayuu u yeelayaa qoraalada oo
dhan sida My computer oo kale laakiin culeys ayuu ka dhigayaa |