 |
|
 |
 |
RealAudio u badal Mp3
ama WAV
|
 |
Walaal marka hore waxaan u baahan
nahay program inoogu badalaya wixii RealAudio
ah u badalaya MP3 Halkaan Click garee
si aan ugu install gareyno insha ALLAAH ka dib raac hoos waxa ku
qoran


Marka uu kuu
soo boodo Agreementiga waa inaad ka doorataa I
agree with these terms Click garee ka dib Install
Marka uu dhamaado
install wuxuu ku weydiinayaa inaad soo download gareyso program
yo kale laakiin hada ma rabno iska Cancel
garee insha ALLAAH hoos eeg
Haddii aad
hore hada ka hor u isticmaashay waxaa kuu soo baxaya wuu kaa dhacay
ma isticmaali doonto wixii plus ah marka No iska taabo waana sidaan
oo kale 
Halkaan
waa program ka Switch wajigiisa hore
waxaad u baahan tahay marka hore inaad MP3
Formad ka dhigto meesha ugu hooseysa waa output
format
Sidoo kale
waxaad ku aadisaa Output Folder waa
meesha uu kuu dhigi doono wixii uu badalay MP3,
Meel ala meesha aad rabto aadi sida My Documents
oo kale
Hadda waxaan
soo gashaneynaa Wixii RealAudio ahaa
ee aan rabnay inaan ka dhigano MP3
waxaad Click gareysaa Add File ka dib
meesha ay ku jiraan wixii Cod ahaa oo aad rabtay inaad badasho sida
RealAudio soo geli ama Wav
hadaad rabto inaad u badhasho MP3
Sidoo kale waxaad sameyn kartaa inaad dhamaan soo wada geliso hal
mar adigoo click gareynaya Add Folder

Markaad
soo gashato dhamaan Convert Click garee
ka dib howsha way kuu dhamaatay isagaa kuu badalaayo insha ALLAAH
wixii uu badalayna ka raadi meeshii aad aadisay Output
Folder tusaale ahaan My Documents
Marka uu kuu badalo Alxamduli-LLAAH Hadda waxaad ku duuban kartaa
CD-R/Re-Writer si aad u dhageysato CD Player kaaga ama gaarigaaga
Haddii aad la kulanto
Cilad waxaa laga yaabaa in aanan kuugu jirin RealPlayer
ku install garee RealPlayer oo halkan
click garee maxaa yeelay RealPlayer
ka waxaa la socdo File oo u baahan inuu ku shaqeeyo Program kani
Switch
Wixii MP3 ama WAV ah haddii aad
rabto inaad codka hagaajiso ama aad ka saarto ama geliso wax yaalo
dheeraad ah sida Sterio inaad ka dhigto halkan taabo
|