|
Insha allaah halkaan waxaan ku qaadanaynaa paltalk oo dhibaatadiisa
batay, oo ay ka mid yihiin sawiro xun xun inay kor yimaadaan codka
oo kaa go'go'a.
Sideen sawirada xun xun isaga xernaa? Walaal qolada iska leh paltalk
waxay rabaan inay ka sameeyaan lacag oo aad gadato magaca ka dhigato
blue, haddii kale sawiro qaa qaaban ayay kugu wareerinayaan iwm
Walaal waxaad computer kaa u sheegi kartaa inuusan soo saarin wixii
sawir ah oo wuu kaa xerayaa wixii sawir ah oo dhan ku shaqeeya internet
ka dabcan markaad u baahato hadana waad soo cceshan kartaa inaad
hadnaa dib u aragto wixii sawir ah internet ka
Waxaad sameysaa sidan Internet Explorer
soo fur kor waxad ka raadisaa Tools
click garee kana dooro Internet Options
waxaa kuu soo baxaya
Marka aad aragto sidaan kor dhinaca midig ka dooro Advanced kadib
waxaa kuu soo baxaya

hoos u soo deg ilaa aad ka aragto Show pictures
markaad hesho tick ka qaad ka dib Apply
taabo
Hadda iska tir tir sawirada hore ee internet ka meelihi aad booqatay
ka dib Ok taabo intaas ka dib walaal
haddii aad internet ka furto maku susaayo wixii sawir ah.
Hadda gal Paltalk ma arkeyso wixii sawir ahaa insha ALLAAH wuxuuna
noqonayaa sidaan oo kale

Waxaad isticmaali karaa Third pard Browsers/u shaqeeye sida Internet
Explorer ka oo kale waxay furaan webka sida Netscape
7.2, Opera
Sidoo kale internet explorer Hadhow hadaad rabto hadana waad soo
ceshan kartaa sawirada inaad dib u aragto adigoo maraya sida kor
ku xusan keliya tick garee show pictires.
Laakiinse waxaa soo haray hada wixii flash
ahaa kuwaasi ma qarsoomayaan iyaguna ilaa aad iska xerto samee sidan
oo taabo halkan.
|