|
 |
|
 |
 |
Muxaadaro horey kuu dhaaftay
inaad soo qaadato
|
 |
Insha allaah halkaan waxaan ku qaadanaynaa sida aad u soo download
gareysan la heyd muxaadaraad iyo Quraan iwm.Walaal sidaan samee
insha allaah si fiican na ula fiirso qalbigaa fur.

Waxaad tagtaa website ama wixii aad rabtay inaad duubato meesh auu
yaal ka dib waxaad sameysaa link kiga marka aad click gareyso kuu
shida muxaadaradaayaad mouse ka dusha ka saareysaa ka dib mouse ka
dhinaca midig click garee ka dib ka dooro Save
Target As...

ka dib save garee oo ku save garee Destop.

Kadib Close ka dooro oo iska xidh.

Hada waxaad arkaysaa kii aad soo download gareysay waana tusaale ahaan
mux_3_5_03.

Hadda waxaan u bahan nahay Notpad soo
fur raac ma sawirka.

Walaal hada waxaad sameysaa sidan file kii aan soo duubnay ee yaalay
Destop iyo Notepad
ka agdhigtusaale ahaan masawirka eeg waxaad arkaysaa mux_3_5_03
Mouse ka ku qabo file kii aad soo duubtay ku hay mouse ka kadib soo
jiid mouse ka adiga haya ka dib ku dhex dey ama ku dhex rid Notepad
kaNotepad ka waxaad na arkaysaa sidan
oo kale http://hashim10.tripod.com/mux_3_5_03.ra

Marka aad sameyso sidii aan kuu sheegay waxaad arkaysaa sida masawirka
oo kale.

Hadda waxaad click gareysaa Notebad ayaan
ku jirnaaye waxaad click gareysaa Edit ka dib Select
All

Intaas ka dib hadana Edit click garee
ka dib ka dooro Cut

Waxaad ku dhex qortaa Notebad ka sidaan oo kale <a
href=kadib filekii ku paste garee adigoo sameyanya Edit ka
dib Paste kadib ku qor sidaan >Duub</a>
eeg sida hoos ku qoran oo kale tusaale ahaan http://www.geocities.com/hashim770/SJ.ra
waa file kii aan soo duubaysidaan oo kale hoos eeg <a
href=http://www.geocities.com/hashim770/SJ.ra>Duub</a>
Intaas ka dib hada waxaad click gareysaa File
ka dib Save As..

Hadda save garee kuna save garee html
ahaan sidaan oo kale eeg masawirka tusaale ahaan file ka magaciisaka
dibdhibic html
tusaael ahaan magaca file waa mux_3_5_03.html
haka tagin dhibic da (.) ka dib Save

kadib iska xedh Notepad ka kuna soo noqo
Desktop waxaad na arkaysaa file kii aad
save gareysay oo html ahaan aheeg masawirka
waxaan sameynay mux_3_5_03.html oo uu
noqday internet explore inaad ku furi
kartointaas ka dib fur kan html ka ah
oo internet explore file ah mux_3_5_03
Double click garee oo fur

Waxaad arkaysaa Duub inaad ku dhex aragto
internet explore ka intaas ka dib waxaad
dhinaca midig click gareysaa mouse kaaga ka dib ka dooro Save
Target As...

ugu dambeyntii hadda waxaad heshay file kii asal kiisa meesha uu yaal
isagoo dhanileen marka ugu horeysa sidaan oo kale ayaan sameynay laakiin
file ka ma uusan dhameyn oo file ka meel kale ayuu yaalaa oo uu ku
link gareysan yahay extansion kiisa wuxuu ahaa RAM
wuxuuna ahaa mid 1KB ahlaakiin hadda waxaan soo duubanaynaa dhamaan
muxaadaradii oo dhan waana uu daahayaa duubitaankiisa oo kii hore
waa uu ka daahayaa intaas ka dib Save
garee oo ku save garee meesha aad rabto laakiin la soco meesha aad
dhigayso ileen waxaan rabnaa inaan CD-R
ku duubano hadho ama aan rabno inaan dhageysano.Haddii
aad rabto in aad CD-R ku duubato halkaan click garee
|